Qoor-qoor oo degmada Hobyo ku soo dhoweeyey wafdi ka socday DF (Sawirro)

Madaxweynaha Galmudug Mudane Axmed Cabdi Kaariye ayaa maanta Magaalada Hobyo kusoo dhaweeyay wafdi ballaaran oo ka yimid magaalada Muqdisho. Wafdiga ee hoggaaminayaan Guddoomiye ku-xigeenka 1aad ee Aqalka Sare Mudane Abshir Maxamed Ahmed iyo Gudoomiye kuxigeenka 2aad Baarlamaarka Soomaaliya Mudane Mahad Cawad ayaa iskugu jiray xubno ka socda labada aqal ee baarlamaanka , odoyaasha dhaqanka iyo … Continue reading Qoor-qoor oo degmada Hobyo ku soo dhoweeyey wafdi ka socday DF (Sawirro)